WARARKII UDANBEEYAY

(DAAWO SAWIRADA) Swan Iyo Xasan Sheekh Oo Ka Wada Hadlay Sii...

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swana. Kulanka...

(DAAWO SAWIRADA) Sida quruxda badan ee Somaliland looga dabaaldegay xuska 18-ka...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka caasimadda Hargeysa kala qaybgalay munaasabada lagu xusayey 31-guurada kasoo wareegtay 18-ka May oo ah maalintii...

RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Galmudug oo shaacisay sida laga yeelayo hadii la qabto rag uu...

Booliska Dawlad Gobolleedka Galmudug, ayaa sheegay in sababta ay u doonayaan in la soo xiro 36 qof oo ka tirsan saraakiisha ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u...

RW Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii...

Madaxwaynaha Dowlad degaanka oo ka hadlay dhibaatada ka dhalatay shidaal yarida

Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cagjar ayaa ku eedeeyay dhibaatada keentay Shidaal yarida ka jirta degaanka inay mas’uul ka yihiin Ganacsato...

Muuse Biixi oo u hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Muuse Biixi oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu...

mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u...

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem. Hassan bin Hamza Hashem ayaa...

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay madaxweynaha...

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen. 0 People reached 0 Engagements Boost unavailable Like Comment Share

Wararka Ciyaaraha

Hector Bellerin Oo Shaaciyey Sababtii Rasmiga Ahayd Ee Uu Uga Tegay...

Difaaca reer Spain ee Hector Bellerin ayaa markii ugu horreysay shaaciyey sababtii rasmiga ahayd ee uu u qaatay go’aankii uu kaga tegay Arsenal, waxaanu...

News in english

WARARKA QARAN MEDIA

TOP VIDEOS

News In English

Arrimaha Bulshada