Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta Gobolka Banaadir Cabdulaahi Wiish Ayaa Maanta Kulan

Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta Gobolka Banaadir Cabdulaahi Wiish Ayaa Maanta Kulan La Yeeshay Madaxa Cutubka Talyaaniga Ee Taakuleynta Iyo Gargaarka Lt. Lucia Locotelli
Agaasinka Iyo Madaxa Cutubka Talyaaniga Ee Taakuleynta Iyo Gargaarka ay isla meel Dhigeen in la xoojiyo taageerida Dowladda Talyaaniga u Fidiso Shacabka Caasimadda kunool ee dhinacyada Adeegyada Bulshada, tabarada La Siiyo Howl Wadeenada Warbaahinta ee maamulka gobolka Banaadir Iyo In Laga Caawiyo Tayeenta Warbaahinta Gobolka Banaadir
Ugu Dambeyn Madaxa Cutubka Talyaaniga Ee Taakuleynta Iyo Gargaarka Lt. Lucia Locotelli ayaa Waxayna Balan Qaadeen in ay La Sameen Doonaan Wadashaqeen Dhanka Warbaahinta ah Sidoo Kalana Ay booqasho Ku Imaan Doonaan Xarumaha Warbaahinta Maamulka Gaobolka Banaadir.
SHARE