Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa hadlay arimo badan oo xasaasi ah,waxaana uu sigaar ah u yiri”Farmaajo Ma Mudna in Dib Loo Doorto Sababtoo Ah Muwaadin Soomaaliyeed Ayuu Itoobiya u Dhiibay”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA QALBI DHAGAX