Muxuu Biden ka yiri weerarkii taageereyaasha Trump ay kusoo qaadeen xarunta Congress-ka

Dalkan Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa sanad-guurrada 1aad ee weerarkii taageerayashii madaxweynihii hore Donald Trump ay gudaha ugu galeen xarunta Congress-ka Maraykanka, iyada oo Madaxweyne Joe Biden iyo sharci-dajiyayaashu ay xusayaan.

Biden ayaa khudbad uu dadka Maraykanka u jeediyay wuxuu madaxweynihii hore Trump ku eedeeyay inuu isagu ka danbeeyay rabshadihii dhacay sannadkii hore.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

XIGASHO VOA

SHARE