MUQDISHO —
Magaalada Muqdisho waxaa wali ka socday
shir xasaaasi ah oo ay leeyihiin Madasha
Qadatashiga Qaran oo ka doodaya amniga
iyo arrimaha doorashada, waxaana wararka
ku dhow dhow shirka ay sheegaya in
dhinacadu ay wali isku mari la’yihiin cidda
qaadaysa mas’uuliyadda guud ee amniga dalka.
xigsho voa